Faysal Fifa
Faysal Fifa
  • 6 668
  • 18 479 996

Відео

Ciidamada booliiska Somaliland oo qaaday talaabooyin horleh oo beesha caalamka soo jiidatay
Переглядів 7 тис.2 години тому
Ciidamada booliiska Somaliland oo qaaday talaabooyin horleh oo beesha caalamka soo jiidatay
“Amxaar ma nihin ee Soomaali baanu nahay “ Maxamed Bk
Переглядів 4,9 тис.2 години тому
“Amxaar ma nihin ee Soomaali baanu nahay “ Maxamed Bk
“Muuse wuu tagayaa “ Xildhibaan Cudhay iyo Afhayeen Maxamed Faarax
Переглядів 3,1 тис.2 години тому
“Muuse wuu tagayaa “ Xildhibaan Cudhay iyo Afhayeen Maxamed Faarax
Hab maamuuskii Musharrax Cirro loogu soo galbiyay hoolka Xafladda bandhigga Buugga Danjire Koongo
Переглядів 2,7 тис.2 години тому
Hab maamuuskii Musharrax Cirro loogu soo galbiyay hoolka Xafladda bandhigga Buugga Danjire Koongo
“Facebook iyo Tiktok waxba ma badalaan “ Wasiir Maxamed Kaahin
Переглядів 7842 години тому
“Facebook iyo Tiktok waxba ma badalaan “ Wasiir Maxamed Kaahin
Ganacsade Cabdikariim Maxamed Iid “ Cabdilaahi Koongo waxaa uu ahaa dadkaanu ku dayan jirnay “
Переглядів 1,9 тис.2 години тому
Ganacsade Cabdikariim Maxamed Iid “ Cabdilaahi Koongo waxaa uu ahaa dadkaanu ku dayan jirnay “
Musharrax Cirro oo ka sheekeeyay taariikhda Danijire Koongo
Переглядів 2 тис.2 години тому
Musharrax Cirro oo ka sheekeeyay taariikhda Danijire Koongo
“Boqolkun baanu ku badinaynaa ayay ku faanayaan xadkeeniina waa Oog “ Eng Faysal Cali Waraabe
Переглядів 1,2 тис.2 години тому
“Boqolkun baanu ku badinaynaa ayay ku faanayaan xadkeeniina waa Oog “ Eng Faysal Cali Waraabe
Ganacsade Xaaji Aadan Baradho oo ka hadlay taariikhda Generaal Cabdilaahi Koongo
Переглядів 5322 години тому
Ganacsade Xaaji Aadan Baradho oo ka hadlay taariikhda Generaal Cabdilaahi Koongo
Labadii Sheekh ee saaxibada ahaa || Sh. Baaciye
Переглядів 2112 години тому
Labadii Sheekh ee saaxibada ahaa || Sh. Baaciye
Wax ka baro sida qurxoon ee Geella loo waraabiyo iyo heesaha loo qaado marka darka la keeno
Переглядів 8464 години тому
Wax ka baro sida qurxoon ee Geella loo waraabiyo iyo heesaha loo qaado marka darka la keeno
Maalmaha xoriyadda maxay ahayd in la xuso || Maxamed Cabdilaahi
Переглядів 5404 години тому
Maalmaha xoriyadda maxay ahayd in la xuso || Maxamed Cabdilaahi
“Todobadii sanno ee buuqa cunfiga iyo cuqdadu waa soo dhammaadeen “ Xoghaye Cabdirashiid
Переглядів 8477 годин тому
“Todobadii sanno ee buuqa cunfiga iyo cuqdadu waa soo dhammaadeen “ Xoghaye Cabdirashiid
Hargeysa oo caawa loo shiday Indho casriya oo dadka iyo gaadiidka kala hagaya
Переглядів 1,2 тис.7 годин тому
Hargeysa oo caawa loo shiday Indho casriya oo dadka iyo gaadiidka kala hagaya
“Dalkayaga dhiigaanu u shubaynaa “ Banaan bax galabta Hargeysa ruxay
Переглядів 1,4 тис.7 годин тому
“Dalkayaga dhiigaanu u shubaynaa “ Banaan bax galabta Hargeysa ruxay
Boqolaal dadweyne ah oo galabta isugu soo baxay badhtamaha Hargeysa
Переглядів 8197 годин тому
Boqolaal dadweyne ah oo galabta isugu soo baxay badhtamaha Hargeysa
Faadumo Ibraahim oo fagaaraha khayriyada galabta kumanaan shacaba kala hadashay
Переглядів 9 тис.7 годин тому
Faadumo Ibraahim oo fagaaraha khayriyada galabta kumanaan shacaba kala hadashay
“Mucaaradka Jabuuti ayaanu Hargeysa keenaynaa “ Mubaarig Dhoomo gaab oo Kulmiye ka tirsan
Переглядів 7 тис.7 годин тому
“Mucaaradka Jabuuti ayaanu Hargeysa keenaynaa “ Mubaarig Dhoomo gaab oo Kulmiye ka tirsan
“Muuse Biixi iyo ina Kaahin Alle hay naga qabto “ Siyaasi Ismaaciil Yare
Переглядів 4,5 тис.9 годин тому
“Muuse Biixi iyo ina Kaahin Alle hay naga qabto “ Siyaasi Ismaaciil Yare
Mujaahidkii labada Beebee kaarto waqooyiga u dhigay || Hargeysa
Переглядів 2,3 тис.9 годин тому
Mujaahidkii labada Beebee kaarto waqooyiga u dhigay || Hargeysa
Buuq iyo sawaxanka golaha wakiiladda ka taagan ee ay keeneen weydiimaha Xildhibaan Maxamed Abiib .
Переглядів 8 тис.12 годин тому
Buuq iyo sawaxanka golaha wakiiladda ka taagan ee ay keeneen weydiimaha Xildhibaan Maxamed Abiib .
“Yeeli mayno in maalinba cid gaara cuqdad lanoo galiyo Jabuutina waa walaaladay” Xil. Barkhad Batuun
Переглядів 1,3 тис.12 годин тому
“Yeeli mayno in maalinba cid gaara cuqdad lanoo galiyo Jabuutina waa walaaladay” Xil. Barkhad Batuun
Hooyo Hargeysa ka dhex ooyaysa kadib markii inankeedii biilinayay ciidamadu….
Переглядів 1,4 тис.12 годин тому
Hooyo Hargeysa ka dhex ooyaysa kadib markii inankeedii biilinayay ciidamadu….
Gudoomiye Axmed Cali Faxle oo Misaajid isagoo ku jira la dhaawacay dhawaan ayaa hadda hadlay
Переглядів 4,2 тис.12 годин тому
Gudoomiye Axmed Cali Faxle oo Misaajid isagoo ku jira la dhaawacay dhawaan ayaa hadda hadlay
Dood adag oo saaka dhex martay mudanayasha golaha wakiiladda oo isku maan dhaafay xeer horyaal
Переглядів 10 тис.12 годин тому
Dood adag oo saaka dhex martay mudanayasha golaha wakiiladda oo isku maan dhaafay xeer horyaal
“Shalay ayaa Laascaanood lagu waayay waa huwan imikana anoo reer Awdala layidhi waa cadaw “ Seed
Переглядів 14 тис.12 годин тому
“Shalay ayaa Laascaanood lagu waayay waa huwan imikana anoo reer Awdala layidhi waa cadaw “ Seed
Xafladda shaacinta bandhigga buugga Danjire Koongo
Переглядів 45814 годин тому
Xafladda shaacinta bandhigga buugga Danjire Koongo
“Kulmiye lacagta ka cuna 14 sanno waxay qaban waayeen maanta haka sugina, Cirrona codka “ Gaaxnuug
Переглядів 1,3 тис.14 годин тому
“Kulmiye lacagta ka cuna 14 sanno waxay qaban waayeen maanta haka sugina, Cirrona codka “ Gaaxnuug
Ansixinta xeerka ciidanka || Xildhibaan Meecaad
Переглядів 92516 годин тому
Ansixinta xeerka ciidanka || Xildhibaan Meecaad

КОМЕНТАРІ

  • @Keysek
    @Keysek 17 хвилин тому

    Bk fanan qaranbu ahaa . Wanu yahay

  • @user-pm6np3ei3f
    @user-pm6np3ei3f 2 години тому

    Ader banala hoorkal ah ayaad tahay khaan shacbkasa khaamay

  • @user-pm6np3ei3f
    @user-pm6np3ei3f 2 години тому

    Ader akbar hoorkal ahmed muman ader muman maha samaroon waa habar awssl waa akbar mujriim waa. Hoorkalada numbar 1, be carfuuly samaroon awdaal sastet. Guull

  • @SakariyeHaanbuge
    @SakariyeHaanbuge 2 години тому

    Anoo kasoo kalamayaa melahaas Ethiopia wxn leee yahay umada soomaliyeed wale somalinimada waxaad dareemaysaa markaad wadankga ka baxday somali gudaha way isku haysaa lkn bananka dadbay isku jecelyihiin umdaan waaa umad nabi muhamed waa umad muslim ah waa umad dhaqanleh war somalaay Dantiina Garta manta Ethiopia wlhi anaa dhexjooga dadka hadii la iska iibsan lahaaa manta dadkeeday Gadan lahayd faqriga iyo dulinimda haysata iyo diin la Aanta war somaliyeey meelfog fiiriyaa war Hoooy ka joooga war cadaabta kajoogaaa

  • @shaficali5991
    @shaficali5991 8 годин тому

    BK waa faqash cunsuriyad ayaa biyo dhigtey shaley markii uu lascanod madfaca ladhacayey reerkisu faan iyo qosol ayu kujirey 25-8.2023 na qolbuu iskuso xidhey. Fuley ayad tahey weliba afgarooc ah hadal an aqon.

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v 14 годин тому

    Mashallah Tabarikalla boliska jamuuriyad barakeysa ee soomaaliland guuuul ❤️

  • @SahramaxamudXirsi
    @SahramaxamudXirsi 14 годин тому

    Muuse doorasho ayuu kuyimid eeadeer iska aamu waxba doorashada haka biqin

  • @awmuseaw7602
    @awmuseaw7602 16 годин тому

    masha allaah waa raga loo bahaana yahay ninka madax xidhidhka ciidkan police iyo caalamka

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 17 годин тому

    Waakii hargaysa aandhaafin . Maxaa dalka helayba waakuwan.

  • @geesahaye
    @geesahaye 17 годин тому

    Somaliland xaga policeka ayay kadhimatay waa dad dayday ah oo dadka booba oo bilaa akhlaaq ah waliba kuwa istabaha hawgu darnadaan police lagumasheegi karo runtii dadka ayay kutacadiyaan

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 18 годин тому

    ID management server-ka cloud dhiga database oo iris recognition and digital detections ku baabiya musuq walo imani kara si cadaalad heer sare oo technologiada waafaqsan !!!!!!!!!! from saylac

  • @abdihussein9554
    @abdihussein9554 19 годин тому

    Waar xishooda oo iska aamusa.

  • @ismailali4339
    @ismailali4339 19 годин тому

    Kani waa caqli digaagle, qabyaaladi madax martay.

  • @ZahraAden-ws2or
    @ZahraAden-ws2or 19 годин тому

    Arooski waxa ay kubilba mousse u baxaya

  • @alisaid1214
    @alisaid1214 19 годин тому

    Waa nin yar oo aqoon leh Keep going brother

  • @alisaid1214
    @alisaid1214 19 годин тому

    Ilaahay ha idin guuleeyo Police ka international ka waa intii Idinka dhinayd Longlive Somaliland Horaa loo soconayaa

  • @Xasmas
    @Xasmas 20 годин тому

    Guul Gobanimo ❤

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 20 годин тому

    Am Amxaaro baynu nahay cidi ma odhan ee hadalka abwaanka ha qaloocin waxa la yidhi malaha dhegahaa ku culuse somaali I neceb oon nolol ila rabin amxaar wanaagayga raba ayaa ii dhaaba hayiin muuse iyo dawladiisa ka hayiinsani ma jiro kaad hayiinka ku sheegayso 7sano ayuu wadanka walaaqayay ilaa ciidamadii qaranka laayay dhaawaca dalka iyo dadka soo gaadhay iyo shiiqaad sheegayso isagaa ka masuul ah allahna nooguma dhiibo kaas hadii nin garxajis ah aad kursi la rabto cabdilaahi dahab iyo mandi buubaa faysal cali waraabe kaadhadhkaa soo xoqda waana loogu ridayaa oo waa rag garaadkooda ku shaqeeya oon lagu shaqaysan xisbiga sadexaad ee cusub ee soo baxayaana saadaasha waa cabdilaahi darawal.

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 20 годин тому

    Mashaallah Guul Somaliland

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q 20 годин тому

    Masha allaah daba gale shaqo wacan buu qabtay

  • @jaamacfaarax2375
    @jaamacfaarax2375 21 годину тому

    Xilka ilaahay ha idinku garab galo.

  • @AbdisalamYFarah
    @AbdisalamYFarah 21 годину тому

    congratulations somaliland police bright future wish you

  • @ahmedfamily6360
    @ahmedfamily6360 21 годину тому

    Huwanta marba mid saransarqaysan ayaa soo baxaya adaa iskeenay anigu Kuma keenin

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 21 годину тому

    Mansha Allah tabarkalaha guul gobanimo somaliland keep going

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 21 годину тому

  • @shukrimohamed8518
    @shukrimohamed8518 21 годину тому

    Adiga iyo aderka masasad wada caba laba nacas 😂😂😂

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 21 годину тому

      Axmaar ma nihin baa ku dhibaysa hoyada dabolifka iyo khaniis aad tahay was

  • @shukrimohamed8518
    @shukrimohamed8518 21 годину тому

    Ciro halku cuhelikara dalka isagi ayaba sarajoga kuhuda,BK wuhu maldahaya wamarkayagi.(🍼)

  • @AbualiGeleh-hi2ur
    @AbualiGeleh-hi2ur 21 годину тому

    Dibjir iyo inan gumayd ayaa meesha ka qaylinaya dameer aan fuushanahay amba ha duuso amba ha xaaro muusana waligaa tunka ayuu kaaga taagnaan

  • @user-xg2oq9gi6w
    @user-xg2oq9gi6w 21 годину тому

    Kani waa ISKA niicle. Qiimo badan leh waaa ISKA bisad Istus ah

  • @shukrimohamed8518
    @shukrimohamed8518 21 годину тому

    BK marka horeba nacas baad ahaad ee iskacamuse,dhoqonimadi wahaad kudarsatey qabyalad.😂😂😂

  • @AbualiGeleh-hi2ur
    @AbualiGeleh-hi2ur 21 годину тому

    Adigaa sida bisada u tagi doona

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 22 години тому

    Heego qudhmiye ama kulmiye ama qoomuluud waxii ka feker duwan ama Kalahari u dhiqiwaaya waa xunyihiin sida jirjiroole faysal Cali waraabe waayo waxaney ogeyn I sixirkii dhacay

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 22 години тому

    Waa geeesi deehe gaas viiva

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 22 години тому

    Soomli not bok note ok viiva somaliland mise xasrmajo ayaad ushaqeensa liilnt

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 22 години тому

    Waar aamus xaarmajo

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 22 години тому

    Guuuuul somaliland

  • @djamasaid6839
    @djamasaid6839 22 години тому

    Oo yaa ku yidhi ader axmaarba tahay

  • @LightSpark3421
    @LightSpark3421 22 години тому

    👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏 🦁l🦁 🦁 🦁 🦁 🦁 🦁 🦁 🦁 🦁

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 22 години тому

    Culimadii iyo masaajidadii buu nacas Kani kolkuu busaaradsaday ee la nacay huwanimadiisa ku haystay kolkaad fanka ka baxay baanaylacag ii ururin. Doqoniimadiisu qiyaas male cash garee cadawga gudaha BK hunguriyoow

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 22 години тому

    Kolkii horeba nacas baad ahayd yaa xasuusan BK dhataqle sidii inamo yar yar oo faqashi sharafta uga qaadeen London. Hunguri baa meel kasta oo xun la galaya

  • @safiahassanali1226
    @safiahassanali1226 22 години тому

    Asaasaq qudhmis

  • @CabdirashiidMaxamed-xc9on
    @CabdirashiidMaxamed-xc9on 23 години тому

    Maansha allaah

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 23 години тому

    dayeerkani horta miyanu shaqakale oo muse ahayn haynin ????????? muse umada dooratay iyagaana ridaya ee adigu shaqadaada kasoo bax ! from saylac city

  • @faisayussuf6953
    @faisayussuf6953 23 години тому

    War hadii qoladan sober awal ee mesha xukunta ay xabashi inagu dari raban dee anaguna hadanu shacaka somaliland nahay goni gosatkii waan ka tanasulay wayo xabashi tageri mayno

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 22 години тому

      Adigoo ayo ah suukooy cadawga guduhu meel kaluu nabad ku helayaan jirin SOMALILAND boog xun oo ku taala oo inay ka baxdo haboon tahay weeyaan. Somaliland ha sheegan waataad magacyada iyo nasabada kale la baxdeen ciidankeedii jidgooyo ku layseen ee madaxa iskaga taagteen ee isgaadhsiintii ka goyseen teelo umaydin dhigan. Comment bacadka si waa waxa cirro dhagartaa ciidan qabe codka ku waayayo. Shaqo fiican sii cay habar awal 10 kalaa codka ka ceshan kolkay waxaad naflacaaridka qoraysaan arkaan. Faqash u naagayn, nageeye cali khaliif meel ku sheeg

    • @abdirashiidali8692
      @abdirashiidali8692 22 години тому

      Macaac bacaac koonfureed waa kaa horaynaa

  • @momoabdo6991
    @momoabdo6991 23 години тому

    Waar kani waa dashii faqashta

  • @momoabdo6991
    @momoabdo6991 23 години тому

    Waa ya u sheega dhulkan Soomaaliyeed waxa la’ odhan jiiray Arduul Xaabash o Nabiga (csw) yaa u duceeyay

  • @zamzamibrahim6373
    @zamzamibrahim6373 23 години тому

    Xilka alle ha edinku asturo

  • @zamzamibrahim6373
    @zamzamibrahim6373 23 години тому

    Ale ha xafido somaliland

  • @momoabdo6991
    @momoabdo6991 23 години тому

    Waa kan jaahil ka ah yaa u sheega wixii siyaasada e dadkaagu gadhan ha ka hadhin beedow yahaw

  • @shantasomaliyedigabadan7588
    @shantasomaliyedigabadan7588 23 години тому

    Xidhiidhkede waa way liitan